Category Archives: artical

Gogol Wacan, Go’aan Mudan. Qalinkii: Jaamac Yaasiin Faarax – Xoghayaha Guud Ee UDUB.

Waxa dhamaaday sannadkii 2010 ee milaadiga. Sannadkaasi waa mid sumad gaar ah ku yeelanaaya taarikhda Somaliland. Reer Somaliland doorashay u dareereen 26/06/2010, taas oo ku beeegnayd konton guuradii xuriyaddooda ay ka qaateen Boqortoooyada Midowday ee Ingiriska 1960. Munaasibaddaas, waxay u … Continue reading

Posted in artical | Leave a comment