LINK
- aayaha
- Afnugaal
- aftahan
- alldalka
- allpuntland
- altaqwaa
- AMERICA information
- apd-somaliland
- balcad
- banadir
- Barnaamijyada Idaacadda 04:00 GMT
- Barnaamijyada Idaacadda 11:00 GMT
- Barnaamijyada Idaacadda 14:00 GMT
- Barnaamijyada Idaacadda 18:00 GMT
- boqolsoon
- bulsho
- buluugleey
- buurhakaba
- cayaaraha
- dahabshiil
- dayniile
- djibnet
- doollo
- Gedonet
- Gedoweb
- Geeskaafrika
- Haatuf
- Hadhwanaag
- Halgan
- Halganews
- Hargeysa
- Hargeysa-online
- hctv
- Hiiraan
- Hilinkatoosan
- Hobyonet
- Hormoodnews
- Hornafrik
- Horseedmedia
- Hoteelka Ambassador
- Iftiinka-aqoonta
- islam east Africa
- Jamhuuriya
- Jammaame
- Janaale
- Jowhar
- Jowharonline
- Kulmiye
- Laasqoray
- Longlivesomaliland
- Markacadeey
- Markacadey
- Midnimo
- mobile information
- Ogaden
- Ogadennews
- play game
- Puntlandpost
- qaran news
- Radiosomaliland
- ramaasnews
- Redsea-online
- Ruunkinet
- Saylac
- Sdwo
- Shabelle
- Somaliaonline
- Somaliland sport
- Somaliland.org
- Somalilandcenter
- Somalilandembassy
- somalilandnet
- Somalilandnews
- somalilandpatriots
- Somalilandtimes
- Somaliroots
- Somalitalk
- Somalitribune
- Somalitube
- Somaliuk
- Somaliwomen
- Themes
- Togaherer
- Ucidparty
- Visitsomaliland.com
- Waagacusub
- Wardheernews
- Wariyaha
- Warsan
- Widhwidh
- XISBIGA UDUB
Author Archives: admin
Madaxwayne Axmed Siilaanyo Oo Mar Saddexaad Gogol Nabadeed Ugu Baaqay Beesha Buuhoodle, Sheegayna In Itoobiya Kala Hadlayaan Arimaha La Xidhiidha Maxsuulka Khaatumo
Hargeysa (SOMALILANDAIRNEWS) Feb 6,2012 – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo maanta safar shaqo ugu baxay dalka Itoobiya, ayaa ka hor intii aanu u duulin dhanka Addis-Ababa ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay ujeedada safarkiisa, isaga oo meesha … Continue reading
Posted in news
Leave a comment
Taliyihii Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka Gabiley Oo Ku Geeriyooday Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Gabiley Iyo Afar Qof Oo Dhaawac Soo Gaadhay.
GABILAY(SOMALILANDAIRNEWS)Feb 6, 2012- Waraka ka imanaya gobolka Gabiley, ayaa sheegayaa in taliyihii ciidanka nabadgalyada wadooyinka ee gobolkaas Cismaan Cabdilaahi Abokor uu ku geeriyooday shil gaadhi oo maanta oo ka dhacay meel u dhaw kaantaroolka Bari ee Magaalada Gabiley
Posted in news
Leave a comment
Taliska Ciidamada Booliska Somaliland Oo Go’aan Ka Gaadhi La’ Inay Dib Shaqadoodii Ugu Celiyaan Askartii Xukunada Dhaadheer Lagu Riday Ee Madaxwaynuhu Cafiska U Fidiyey
SOMALILANDAIR(NEWS)Feb 6,2012 -Askartii ka tirsanaa ciidamada booliska Somaliland ee mudada Jeelasha Mandheera iyo Hargeysa ugu xidhnaa xukunkii ay ku riday Maxkamada ciidamadu ka dib markii la sheegay inay amar la’aan kaga soo guureen Magaaladda Laascaanood,
Posted in news
Leave a comment
Taliyaha Ciidamada Itoobiya oo sheegay ineysan ciidamadooda ka laaban doonin Soomaaliy
SOMALILANDAIR(NEWS)Taliyaha Ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa shir jaraa’id uu qabtay ku sheegay in ciidamadoodu sii joogi doonaan Soomaaliya islamarkaana aaney marna ka bixi doonin.
Posted in news
Leave a comment
Nin Soomaali ah oo Magaalada Arlington ee Dalka Mareykanka ku dilay Haweeney ay qaraabo yihiin
SOMALILANDAIR (NEWS) Nin Soomaali ah ayaa waxaa la sheegay inuu magaalada Arlington ee dalkaas Mareykanka uu ku dilay haweeney ay qaraabo yihiin iyadoona uu ninkaasi mindi ama tooreey uu qoorta ka galiyey haweeneydaas taas oo keentay inay haweeneydaasi … Continue reading
Posted in news
Leave a comment
Ciidanka Somaliland Ayaa Xalay Qabtay Walxa Qarxa oo Lala Beegsanaayay Goobo u Ka Mid Yahay Guriga Madaxweyne ku Xigeenka
SOMALILANDAIR NEWS)December 28, 2011: Ciidamadda Qaranka Somaliland Waaxdooda Sahanka ayaa xalay Biriishka u dhaw Hargeysa Club ku qabtay Qalab isugu jira Miinooyin iyo Walxo qarxa kuwaas oo Nin Jilbaab xidhani dhigayay.
Posted in news
Leave a comment
Somalia: Elders Denounce Kenyan Fighter Jet Attacks
SOMALILANDAIR NEWS)Guda — Some of Somali prominent elders in Lower jubba region have strongly condemned the latest Kenyan air raids on villages in that province that did not discriminate between civilians and military objectives
Posted in news
Leave a comment
Kenya oo kudhawaaq day inlasugo amaanka wadanka inta aysocdaan dabaal dagyada sanadka.
NAIROBI(somalilandair NEWS)ciidamadda lasocda diyaaradaha helicopterka ayaa saaka waxa ay dulmarayen xududka kenya iyo somaliya kuwaasi oo sheegay inay ilaalinayan amaanka wadanka.
Posted in news
Leave a comment
DALADDA HORUMARINTA BULSHADA XIRSI-CISMAN
DALADDA HORUMARINTA BULSHADA XIRSI-CISMAN OO LAGU DHISAY NORTH AMERICA. (Herson Society Umbrella Development) Bimashii-atillah Tacalaa waxaa habeenkii Axadda (Sunday) November 6th , 2011
Posted in news
Leave a comment
Gogol Wacan, Go’aan Mudan. Qalinkii: Jaamac Yaasiin Faarax – Xoghayaha Guud Ee UDUB.
Waxa dhamaaday sannadkii 2010 ee milaadiga. Sannadkaasi waa mid sumad gaar ah ku yeelanaaya taarikhda Somaliland. Reer Somaliland doorashay u dareereen 26/06/2010, taas oo ku beeegnayd konton guuradii xuriyaddooda ay ka qaateen Boqortoooyada Midowday ee Ingiriska 1960. Munaasibaddaas, waxay u … Continue reading
Posted in artical
Leave a comment
