Monthly Archives: August 2010

War saxaafadeed: “Waxan rajaynayaa inay Ethiopia si fiican ula shaqayso dawladda Cusub ee Somaliland” Madaxweynihii Hore Md.Daahir Rayale kahin.

Adisababa( somalilandair) August 30, 2010 – Madaxweynihii hore ee Somaliland mudane Dahir Rayale Kahin, ayaa xukumada dalka Ethiopia u soo jeediyey inay xukumada cusub ee Somaliland wada shaqayn wanaagsan la yeelato, isla markaana la ilaaliyo xidhiidhka ka dhexeeya labada dal … Continue reading

Posted in news | 3 Comments

HALKAN KA DAAWO MADAXWAYNE OBAMA OO HANBALYO U DIRAYA DHAMAAN DADKA MUSLIMKA BISHA RABADAAN,SI CADNA UGU HADLAY MASJIDKA BUUQU KA TAAGAY YAHAY EE NEW YORK LAG DHISAAYAY

Posted in news | 1 Comment

Xaflad Ay Xilka Kula Kala Wareegayeen Maamulaha Cusub Ee Wasiirka Maaliyaddu U Magacaabay Kastamka Berbera Iyo Maamulihii Hore Oo Maanta Lagu Qabtay Xarunta Kastanka Ee Magaalada Berbera.

Posted in news | Leave a comment

Wasiirka Cusub Ee Qorshaynta Dr. Sacad Cali Shire Oo Si Aan Loo Kala Hadhin Loogu Soo Dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Berbera

Posted in news | Leave a comment

Koox burcad badeed soomaali ah oo gacanta ku dhigay markab ay la socdeen 24 badmaax.

SOMALILANDAIR NEWS;’Ciidamada midowga yurub ee qaybta ka ah hawlgalka la dagaalanka burcad badeeda soomaalida ayaa maanta daboolka ka qaaday in koox burcad badeed soomaali ah ay gacanta ku dhigeen markab ay la socdeen 22 qof oo suuriyaan ah iyo labo … Continue reading

Posted in news | Leave a comment

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada oo ugu baaqay Xisbiyada UDUB iyo UCID inay xilka Wareejiyey

Hargeysa (SOMALILANDAIR NEWS) Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda C/raxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ka hadlay shalay  madashii xil wareejinta ee hoggaanka Kulmiye ayaa ugu baaqay in ay hoggaamiyayaasha Xisbiyda UDUB iyo UCID Daahir Rayaale Kahin iyo Faysal Cali Waraabe in ay kaga … Continue reading

Posted in news | Leave a comment

MAXUU CAYDIID KA YIDHI GOOSASHADA SOMALILAND?HALKAN KA DAAWO

Posted in news | Leave a comment

Hargeysa: Kooxdii Labaad Ee Wasiirrada Cusub Ee Xukuumada Madaxweyne Silaanyo Oo Xilalkii Kala Wareegay Wasiiradii Hore + SAWIRO

Hargeysa(SOMAILANDAIR NEWS)- Kooxdii labaad ee Wasiirada xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo oo ay ka mid yihiin Wasiirrada Waxbarashada, Diinta iyo Awqaafta, Wasaaradaha Maaliyadda, Boosaha iyo Isgaadhsiinta, , Caddaaladda iyo Deegaanka Somaliland ee uu dhawaan magacaabay Madaxweyne Axmed-Siilaanyo, ayaa xilalkii Wasaaradahaas … Continue reading

Posted in news | 1 Comment

New president of somaliland fights for recognition.

SOMALILANDAIR DESK  ;‘The newly-elected president of Somaliland, Ahmed Mohamud Silaanyo, vowed on Friday to campaign “vigorously” for international recognition of his breakaway republic in the Horn of Africa. “During my tenure as president I will vigorously fight for the recognition … Continue reading

Posted in news | 2 Comments

SIDEE BAY U DHACDAY DHAARINTII MADAXWAYNAHA CUSUB EE SOOMALILAND?HALKAN KA DAAWO

Posted in news | 2 Comments