LINK
- aayaha
- Afnugaal
- aftahan
- alldalka
- allpuntland
- altaqwaa
- AMERICA information
- apd-somaliland
- balcad
- banadir
- Barnaamijyada Idaacadda 04:00 GMT
- Barnaamijyada Idaacadda 11:00 GMT
- Barnaamijyada Idaacadda 14:00 GMT
- Barnaamijyada Idaacadda 18:00 GMT
- boqolsoon
- bulsho
- buluugleey
- buurhakaba
- cayaaraha
- dahabshiil
- dayniile
- djibnet
- doollo
- Gedonet
- Gedoweb
- Geeskaafrika
- Haatuf
- Hadhwanaag
- Halgan
- Halganews
- Hargeysa
- Hargeysa-online
- hctv
- Hiiraan
- Hilinkatoosan
- Hobyonet
- Hormoodnews
- Hornafrik
- Horseedmedia
- Hoteelka Ambassador
- Iftiinka-aqoonta
- islam east Africa
- Jamhuuriya
- Jammaame
- Janaale
- Jowhar
- Jowharonline
- Kulmiye
- Laasqoray
- Longlivesomaliland
- Markacadeey
- Markacadey
- Midnimo
- mobile information
- Ogaden
- Ogadennews
- play game
- Puntlandpost
- qaran news
- Radiosomaliland
- ramaasnews
- Redsea-online
- Ruunkinet
- Saylac
- Sdwo
- Shabelle
- Somaliaonline
- Somaliland sport
- Somaliland.org
- Somalilandcenter
- Somalilandembassy
- somalilandnet
- Somalilandnews
- somalilandpatriots
- Somalilandtimes
- Somaliroots
- Somalitalk
- Somalitribune
- Somalitube
- Somaliuk
- Somaliwomen
- Themes
- Togaherer
- Ucidparty
- Visitsomaliland.com
- Waagacusub
- Wardheernews
- Wariyaha
- Warsan
- Widhwidh
- XISBIGA UDUB
Monthly Archives: July 2010
Saxaafadda Caalamka oo Hadal Haya Lamaane madow ah oo u dhashay Dalka Nageria oo dhalay cunug Cadaan
SOMALILANDAIR NEWS;‘Lamaane madow ah oo u dhashay dalka Nigeria kuna nool magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa waxaa u dhashay cunug yar oo midabkiisu cadaan yahay , taasoo ka fajacisay waalidka dhalay cunugaasi yar iyo dhaqaatiirta isbitaalka uu ku dhashay … Continue reading
Madxweyne Siilanyo oo qaaday talaabadii ugu horeesay ee cadalad-darada
SOMALILANDAIR DESK;‘Madaxweyne Siilaanyo oo qaaday talaabadii ugu horeesay ee cadaalad-darada ” Kadib marki uu sida weyn ugu guulaystay madaxtinimada dalka, waxa uu u xilsaaray guddi heer sare oo ka soo talisa sida ugu haboon ee xukuumad kooban oo tayo leh … Continue reading
Posted in news
Leave a comment
” Xukuumadda Cusubi maaha mid aan ku Farxayo Mana ahaa mid aan..” Boqor Buurmadaw
SOMALILANDAIR NEWS’;Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow ayaa maanta markii ugu horeysay sheegay in uu hambalyaynayo dawlada cusub ee uu soo dhisay madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).
Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Magacaabista Xubnaha Cusub Ee Wasiirada Oo Ka Dhacay Hargeysa
Hargeysa (SOMALILANDAIR NEWS’ – mudahaarad laga soo hor jeedo magaacisbta uu madaxweynaha Somaliland magaacabay xubnaha golaha wasiirada ah ayaa maanta ka dhacay magaalada Hargeysa gaar ahaana xaafada loo yaqaan isha boorama.
Madaxweynaha Cusub oo Maareeyihii Shirkada Somtel u Magacaabay Xil Cusub
Warsaxaafadeed Madaxtooyada Somaliland SOMALILANDAIR NEWS’; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud, ayaa maanta soo saaray laba xeer oo uu ku kala magacaabay labadan masuul ee hoos ku xusan, kuwaasi oo kala qaban doona Chief of Cabinet-ka Madaxtooyada iyo … Continue reading
Posted in news
2 Comments
Wasiiradda Xukuumada Cusub iyo Beelahay kasoo Kala Jeedaan
Somalilandair news;Wasiirada cusb ee ka kooban 20 wasiir ee u magacaabay madax weynaha la doorta iyo midkasta halka u ka soo jeedo beel ahaan.
Sawirada Munaasibadda Xilwareejinta Madaxweynenimo ee Somaliland
SOMALILANDAIR NEWS;Daawo Sawirada Munaasibadda Xilwareejinta Labada Madaxweyne iyo Madaxweyne ku xigeen ee Axmed Maxamed Maxamuud iyo Daahir Riyaale Kaahin iyo Cabdraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil iyo Axmed Yuusuf Yaasiin
Posted in news
Leave a comment
Qiimaha Miciishada & Sarifka Lacagaha Qalaad Ee Maanta & Magaalada Burco
BURCO(Somalilandair News)-Shabakada Wararka Caalamiga ah Ee Oodweynenews Waxay halkan Idiinku Soo Gudbinaysaa Qiimaha Miciishada & Sarifka Lacagaha Qalaad Ee Maanta oo Isniin ah 26/07/2010 Ee magaalada burco,
Posted in news
2 Comments
Warbixintoodii, Guddidii Xilwareejinta oo Kala Yaacday iyo Guddidii Ka Talo-bixinta Xukuumadda Cusub oo Laga Dayrinayo Taladoodii.
Hargeysa (SOMALILAND NEWS) Guddiyadii uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Axmed Siilaanyo ayaa la sheegayaa inay hawlahoodii istaageen kadib markii ay cabashooyin ka yimaadeen hawlgaladoodii
Posted in news
Leave a comment
Wafti Balaadhan oo Jabouti ka Socday oo Hargeysa u Yimid ka Qaybgalka Xaflada Xilwareejinta
SOMALILANDAIR NEWS;;Wasiiro tiro badan oo ka mid ah xukuumada Somaliland ayaa maanta madaarka caalamiga ah ee Cigaal ku soo dhaweeyay wefti balaadhan oo ka socda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti,
