Monthly Archives: June 2010

Madaxweyne Shariif oo Hambalyeeyey Doorashada Somaliland

Muqdisho(Bnn)- Madaxweynaha Dowlada Federalka Soomaaliya Sheekh Shariif Axmed ayaa hambalyeey Shacabka iyo Xukuumada Somaliland doorashada Madaxtinimada ee maanta loo dareeray

Posted in news | 1 Comment

Daawo Sawirada Seddexda Musharax oo Codeenaya

Daawo Sawirada Seddexda Musharax oo Codeenaya waxaan halkan ka daawataa dareenka sadexda musharax,

Posted in news | Leave a comment

Ceerigaabo=Isusoo baxa Kowaad ee Udub iyo Wacdarihii laga muujiyey

Maalintii 1-aad ee ay ka bilaabmayeen maalmaha loo cayimay isusoo baxyada iyo dhoolla-tuska saddexda xisbi-qaran ee ku waajahan doorashada madaxtooyada ee foodda innaku soo haysa oo ku beegantay khahamiista maanta ayaa waxa fagaaraha beerta xorriyadda ee magalada Ceerigaabo waxa isugu … Continue reading

Posted in news | Leave a comment