LINK
- aayaha
- Afnugaal
- aftahan
- alldalka
- allpuntland
- altaqwaa
- AMERICA information
- apd-somaliland
- balcad
- banadir
- Barnaamijyada Idaacadda 04:00 GMT
- Barnaamijyada Idaacadda 11:00 GMT
- Barnaamijyada Idaacadda 14:00 GMT
- Barnaamijyada Idaacadda 18:00 GMT
- boqolsoon
- bulsho
- buluugleey
- buurhakaba
- cayaaraha
- dahabshiil
- dayniile
- djibnet
- doollo
- Gedonet
- Gedoweb
- Geeskaafrika
- Haatuf
- Hadhwanaag
- Halgan
- Halganews
- Hargeysa
- Hargeysa-online
- hctv
- Hiiraan
- Hilinkatoosan
- Hobyonet
- Hormoodnews
- Hornafrik
- Horseedmedia
- Hoteelka Ambassador
- Iftiinka-aqoonta
- islam east Africa
- Jamhuuriya
- Jammaame
- Janaale
- Jowhar
- Jowharonline
- Kulmiye
- Laasqoray
- Longlivesomaliland
- Markacadeey
- Markacadey
- Midnimo
- mobile information
- Ogaden
- Ogadennews
- play game
- Puntlandpost
- qaran news
- Radiosomaliland
- ramaasnews
- Redsea-online
- Ruunkinet
- Saylac
- Sdwo
- Shabelle
- Somaliaonline
- Somaliland sport
- Somaliland.org
- Somalilandcenter
- Somalilandembassy
- somalilandnet
- Somalilandnews
- somalilandpatriots
- Somalilandtimes
- Somaliroots
- Somalitalk
- Somalitribune
- Somalitube
- Somaliuk
- Somaliwomen
- Themes
- Togaherer
- Ucidparty
- Visitsomaliland.com
- Waagacusub
- Wardheernews
- Wariyaha
- Warsan
- Widhwidh
- XISBIGA UDUB
Monthly Archives: March 2010
INAA LI LAAHU WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Tacsidani waxa diraaya Madaxweynaha JSL, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa Chief Caaqil Marxuum Maxamed Daahir Cabdi oo ku geeriyooday Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti
Posted in news
Leave a comment
Dawladda Britain oo $7.5Malyan ugu Deeqday Dawladda Shariifka
London (SOMALILANDAIR NEWS]) Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Shiikh Shariif ayaa maalintii Shalay (8.03.2010) kulan la qaatay Raysalwasaaraha Britain Gordon Brown, kulanka ayaa qaatay muddo 15 daqiiqo ah waxaana diirada lagu saaray iskaashika labada dal,
Abwaan Sangub oo ka Hadlay Sababta uu Hargaysa u Iman Waayay
Saylac (SOMALILANDAIR NEWS/) Abwaanka Weyn ee Maxamuud Cabdilaahi Ciise (Sangub) oo ka soo qayb galay caleemo saarkii Ugaaska beeshe Ciise oo waraysi siiyay Idaacada BBC laanta Afka Soomaaliga,
Most Somalian Food Aid Goes To Islamic Militants, UN Workers And Contractors
UNITED NATIONS (SOMALILANDAIR) — Much of the food aid intended for Somalia’s poor is diverted to corrupt contractors, radical Islamist militants and local U.N. workers, according to a Security Council report.
Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalada Maanta Muqdisho ka Dhacay
SOMALILANDAIR NEWS;Waxaa sii kordhaaya khasaaraha ka dhashay dagaaladdi saaka waaberigi ee ka dhacay magaaladda Muqdisho ee u dhaxeeyey Ciidamada DFKM ah iyo Xoogaga Mucaaradka ee kasoo horjeeda.
Axmed Xaabsade oo ka Dhawaajiyiey Hankiisa Siyaasadeed ee Jagada Madaxweynaha
SOMALILANDAIR NEWS;Siyaasiga weyn ee Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade) oo horena u soo qabtay jagada guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka sanqadhiyay damaciisa mustaqbalka jagada Madaxweynaha
Al-Shabaab oo ka mamnuucday Iskuulada in lagu dhigo Luqada Ingiriiska
SOMALILANDAIR NEWS;Kooxda Mayalka adag ee Al-Shabaab ayaa ka mamnuucday Iskuulada ku yaal deegaanada ay maamusho in laga dhigo Luqada Ingiriiska, iyadoo go’aankan ay u cuskatay kadib markii Dowladda Ingiriiska dhowaan ku soo rogtay Cunaqabateyn.
Wakiilkii shirkadaha duulimaadka Jubba iyo Daalo ee magaalada Gaalkacyo oo xalay la dilay.
SOMALILANDAIR NEWS;Kooxo hubeysan ayaa xalay toogasho ku dilay wakiilkii shirkadaha duulimaadka ee Jubba Airways iyo Daalo Airline ee Magaalada Gaalkacyo.Raage Maxamed Cali oo ahaa ganacsade si aad ah loogaga yaqaanay Gaalkacyo,
Hay´Adaha Q. Midoobay Oo Walaac Ka Muujiyay Tabaha Cusub Ee Budhcad Baddeedu Baabuurta Ku Qabsadeen
New York, (SOMALILANDAIR)NEWS – Hay’adaha gargaarka ee Jimciyada Qaruumaha ka dhexaysa ayaa walaac xoog leh ka muujiyay waxa ay ugu yeedheen tabo cusub oo budhcad baddeeda Soomaaliya ay ka fulin karaan xaga dhulka.
