Monthly Archives: January 2010

The most influential figure in human history? Who is

Posted in news | Tagged | 1 Comment

Daawo Video-ga Maraykanka oo Sadaalinaya Mustaqbal Somaliland

Posted in news | Tagged | Leave a comment

Booliska Miniyaabolis oo qabtay nin looga shakisan yahay dilka dad Soomaali ahaa

SOMALILANDAIR NEWS ;Ciidamada booliska ee magaalada Miniyaabolis, ayaa gacanta ku dhigay, wiil 17 jir ah oo lagu tuhmayo in uu lug ku lahaa dilal loo geystay toddobaadkii hore dhammaadkiisa seddex ruux oo laba ka mid ahi ay Soomaali ahaayeen.

Posted in news | Tagged | Leave a comment

Dagaal ka dhacay duleedka Baled Weyne

MUQDISHO/SOMALILANDAIR NEWS;Dagaal saaka ka dhacay duleedka iyo qeybo ka mid ah magaalada Baled Weyne, ayay ciidamada dowladda kmg ah iyo maleeshiyaadka kooxda Ahlu Sunnah Wal Jamaacah kula wareegeen xeradii Janta Kuundishe iyo garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif ee magaalada Baled … Continue reading

Posted in news | Tagged | Leave a comment

Shirweyne Beesha Galbeedka Burco u Ballansanayd Horraanta Bishan oo Dib loo Dhigay

BURCO/ SOMALILANDAIR NEWS; Shirweyne ay isugu iman lahaayeen beesha galbeedka Burco horraanta bishan January 2010, ayaa dib loogu dhigay sababo la xidhiidha daruufo kala duan oo soo kordhay,

Posted in news | Tagged | 2 Comments

Shir Jaraa’id oo Xildhibaanda Guurtida ee Diidan Badalista G.Hoosaadku ku Qabtayn Hargeysa

Posted in news | Tagged | Leave a comment

KULMIYE oo Guurtida ugu Baaqay in ay ka Fogaadaan Wax kasta oo Xaasaasiyad ku Keenaya Doorashada

SOMALILANDAIR NEWS ;Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE ayaa maanta tallooyin culus oo lagu furdaamin karo khilaafaadka aqalka Odayaasha u soo jeediyay Golaha Guurtida Somaliland.

Posted in news | Tagged | Leave a comment

Sh. Aadan Siiro oo Ka Hadlay Dhacdadii Shalay Talooyina u Soo Jeediyay Umada Somaliland oo Dhan

Somalilandair News ;Sheekh Aadan Siiro ayaa isagu shalay galab markii ugu horaysay ka hadlay arrintan walxaha qarxa ee la dhigay agagaarka Masaajidka Xawaadle iyo Madarasada Al-fuqaan isla markaana waxa kale oo uu ka hadlay Arrimaha Siyaasadeed ee Dalka ka jira

Posted in news | Tagged | Leave a comment

Somaliland, Putland in border row

Posted in news | Tagged , | Leave a comment

HALKAN DAAWO XIDHIIKA KA DHEXEYE SOMALILAND IYO KENYA

Posted in news | Tagged | Leave a comment