Monthly Archives: November 2009

SEATTLE, SIDA LOOGA CIIDAY MAANTA HALKAN KA DAAWO SAWIRADA;

SOMALILANDAIR NEWS/;Waxaa maanta si way looga ciiday Washington State gaar ahaan magaalada Seattle,Waxay ahayd ciid aan laysku khilaafin hal mar lawada tukaday,halmeelna laku wada tukaday.

Posted in news | 2 Comments

Charges Detail Road to Terror for 20 in U.SCharges Detail Road to Terror for 20 in U.S

By ANDREA ELLIOTT Published: November 23, 2009 Federal officials on Monday unsealed terrorism-related charges against men they say were key actors in a recruitment effort that led roughly 20 young Americans to join a violent insurgent group inSomalia with ties to Al … Continue reading

Posted in news | 2 Comments

Wararkii Wargeyska Ogaal, Khamiis Nov.19, 2009.

Hargeysa, 19 Nov.2009 (OGAAL)-Waxay ahayd madal goob-joogayaasheedu dhegaha u raaricinayeen Masuul hadlayay. Qof kastaa wuxuu si hubsiimo leh isugu dayay in uu dhuuxo nuxurka Weedhaha khudbad uu jeedinayay Masuul ka mid ah Masuuliyiintii fagaaraha madashaas ka hadlayay.

Posted in news | Leave a comment

Burco Oo Ay Buuxdhaafiyeen Xoolaha Ka Imanaya Konfurta Somaliya, Puntland Iyo Kililka Shanaad Ee Itoobiya iyo Soo Dhaweynta Dawlada Hoose.

BURCO(SOMALILANDAIR)NEWS –Sayladda magaalada Burco ee Caasimada gobolka Togdheer ayaa todobaadkii u danbeeyay la ciirciiraysay Xoolaha ka kala imanaya gobolada  Somaliya , Puntland ,Kililka Shanaad ee Itoobiya iyo kuwa ka yimaada gobolda Somaliland ee dhinaca Bari

Posted in news | Leave a comment

Garaadka Kuul Care oo tageeray shirka Burco Ka Dhacay

Baaq beelaha kuul carre Ku taageerayaan shirka Burco. Asalaama caleykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu. Aniga oo ah, garaadka guud ee beelaha Kuul Carre  garaad Axmed Diiriye Geyllan iyo afhayeenka beelaha Kuul Carre mudane Maxamed Jaamac Cawil  iyo cuqaasha iyo waxgaradka

Posted in news | Tagged | 2 Comments