LINK
- aayaha
- Afnugaal
- aftahan
- alldalka
- allpuntland
- altaqwaa
- AMERICA information
- apd-somaliland
- balcad
- banadir
- Barnaamijyada Idaacadda 04:00 GMT
- Barnaamijyada Idaacadda 11:00 GMT
- Barnaamijyada Idaacadda 14:00 GMT
- Barnaamijyada Idaacadda 18:00 GMT
- boqolsoon
- bulsho
- buluugleey
- buurhakaba
- cayaaraha
- dahabshiil
- dayniile
- djibnet
- doollo
- Gedonet
- Gedoweb
- Geeskaafrika
- Haatuf
- Hadhwanaag
- Halgan
- Halganews
- Hargeysa
- Hargeysa-online
- hctv
- Hiiraan
- Hilinkatoosan
- Hobyonet
- Hormoodnews
- Hornafrik
- Horseedmedia
- Hoteelka Ambassador
- Iftiinka-aqoonta
- islam east Africa
- Jamhuuriya
- Jammaame
- Janaale
- Jowhar
- Jowharonline
- Kulmiye
- Laasqoray
- Longlivesomaliland
- Markacadeey
- Markacadey
- Midnimo
- mobile information
- Ogaden
- Ogadennews
- play game
- Puntlandpost
- qaran news
- Radiosomaliland
- ramaasnews
- Redsea-online
- Ruunkinet
- Saylac
- Sdwo
- Shabelle
- Somaliaonline
- Somaliland sport
- Somaliland.org
- Somalilandcenter
- Somalilandembassy
- somalilandnet
- Somalilandnews
- somalilandpatriots
- Somalilandtimes
- Somaliroots
- Somalitalk
- Somalitribune
- Somalitube
- Somaliuk
- Somaliwomen
- Themes
- Togaherer
- Ucidparty
- Visitsomaliland.com
- Waagacusub
- Wardheernews
- Wariyaha
- Warsan
- Widhwidh
- XISBIGA UDUB
Monthly Archives: October 2009
Madaxtooyada oo Maanta lagu Qabanayo Xus loogu Baroor –diiqayo Qaraxyadii 29-kii October
Hargaysa (SOMALILANDAIR)NEWS- Kulan shalay lagu dhaarinayay toddobada xubnood ee Komishanka oo ka dhacay Qasriga Madaxtooyada ayuu Madaxweyne Rayaale kaga dhawaaqay in beri ay diyaariyeen munaasibad baroor diiq ah ,
Posted in news
Leave a comment
Puntland oo ka Hadashay Dagaalkii Shalay Dhexmarya Somaliland
Garowe(SOMALILANDAIR)NEWS-Taliyaha Ciidanka daraawiishta gobolka Sanaag ayaa Horseed Media u sheegay in Wasiiro ka tirsan Somaliland iyo wefdi ay hogaaminayaan ay soo gaareen deegaano ka tirsan Somaliland
Posted in news
Leave a comment
Dagaal Somaliland iyo Puntland Ku Dhexmaray Ceelbu
Ceelbu(SOMALILANDAIR)NEWS-Wararna naga soo gaadhayaa Deegaanka Ceelbu ayaa sheegaya in ciidamo ka kala tirsan Maamulada Puntland iyo Somaliland uu dagaal ku dhexmarayo inta u dhaxeysa Deegaanada Ceelbu iyo Xingalool ee gobolka Sanaag
Posted in news
Leave a comment
WARARKII WARGAYSKA OGAAL MONDAY .19 .09
Hargeysa (SOMALILANDAIR)NEWS – Golaha Guurtida Somaliland, ayaa bedelay xubin ay hore ugu xuleen Komishanka cusub ee Doorashooyinka oo Madaxweyne Rayaale ku soo celiyay.
M. Rayaale & Axmed Silaanyo oo Ka Hadlay Gabadha Kulmiye u Soo Xulay Komishanka
Hargeysa (SOMALILANDAIR)NEWS; – Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa markii u horraysay ka hadlay xubinta xisbiga KULMIYE u soo xulay Komishanka doorashooyinka ee cusub Marwo Ilhaan Maxamed Jaamac,
Posted in news
Leave a comment
“Radio Harg. & TV ga Qaranka Waa in Hubka Dhigis Lagu Sameeyo oo La Qarameeyo” Gud. Ciro
Hargeysa (SOMALILANDAIR)NEWS;- Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo ay weheliyeen Hoggaamiyeyaasha xisbiyada mucaaridka ah iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ayaa shalay ka qayb galay Xaflad balaadhan oo lagu gardaadinayay Mowjada FM.
Posted in news
Leave a comment
Idaacadda VOA oo Maanta Hargeysa ka Furtay Mowjad FM ah
Hargaysa (SOMALILANDAIR) NEWS’=Xaflad balaadhan oo maanta lagu qabtay Hotelka Maansoor ee Magaalada Hargaysa yaa xadhiga lagaga jaray Mowjad FM ah oo ay dalka ka hirgalisay Qeybta Af Soomaaliga ee idaacada VOA,
Diidmada KULMIYE, Dhago Adeega Saleebaan, iyo Ergada Rayaale
Hargeysa(SOMALILANDAIR)NEWS- Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ayaa marlabaad ku celiyey Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE inuu soo badalo Xubinta uu usoo xulay inay buuxiso Jagada Koomishanka Doorashooyinka Qaranka.
Posted in news
Leave a comment
Hargeysa: Magacyada dad saarnaa Gaadhi uu Daad qaaday & khasaaraha ka dhashay
Tirada Dadka Nool, kuwa dhintay iyo kuwa la la’yahay ee Daadku qaaday. Tirada Xoolaha uu Gaadhigu siday iyo faahfaahinta khasaaraha soo gaadhay -Xog-waranka mid ka mid ah dadkii dhacdada goob-joogga u ahaa -Gurmadkii raagay ee Dawladda & ka-qaybgalkii hawl-galka baadi-goobka … Continue reading
