Monthly Archives: September 2009

Madaxtooyada oo Beenisay War ku Soo Baxay Wargeyska Jamhuuriya Shalay

Hargeysa (SOMALILANDAIR)NEWS; Madaxwtooyada Somaliland ayaa beenisay war ku so baxay wargeysaka Jamhuuruya shalay, sidaana waxa lagu sheegay warsaxafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyadu kaa soo u qornaa sedan

Posted in news | Leave a comment

Magaalada Kismaayo oo Qarka u Saaran Dagaal ku Dhex mara Al-Shabaab & Xisbul-Islaam

Kismaayo (SOMALILANDAIR)NEWS; Wararka ka imanaya magaalad Kismaayo ayaa sheegaya bannaanbaxyo ay saaka halkaasi ka dhaceen. Bannaanbaxyadaasi ayaa looga soo horjeeday xiisadda kacsan ee magaalada, dadweynaha banaanbaxayay ayaa ku baaqay inaan iska horimaad ka dhicin magaalada.

Posted in news | Leave a comment

Taliye ku xigeenkii Ciidamada Booliska Dowladda KMG oo maantay Aas Qaran loogu sameeyey Caasimada magaalada Muqdisho

Posted in news | Leave a comment

Guddidii Xal U Helida Khilaafaadkii Somaliland Oo Tallo U Soo Jeediyey Dhinacyada Siyaasada.

Hargeysa(SOMALILANDAIR)NEWS‘ Sept. 27, 2009 – Guddidii dhex- dhexaadinta khilaafaadkii dalka ee muddada labada bilood ah ku hawlana fardaaminta khilaafkaasi ayaa maanta shir-saxaafadeed ay ku qabteen xarunta Akaadamiga Nabada iyo Horumarinta waxay ku baaqeen in la gudo galo wada hadalkii dhinacyada siyaasada … Continue reading

Posted in news | Leave a comment

Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Sheegay In Hindisihii Guurtidu Ansixisay Uu Ahaa Kii Ay Dhinacyada Siyaasada Somaliland Soo Hordhigtay Itoobiya.

Hargeysa(SOMALILANDAIR)NEWS; Sept.27, 2009 – Wasiirka Arrimaha Dibada Md. C/laahi Maxamed Ducaale, ayaa sheegay in go’aankii ay Jimcihii la soo dhaafay ansixiyeen Golaha Guurtida Somaliland isla markaana ay ku qanceen darafyada siyaasadu uu ahaa hindisihii uu soo jeediyay Wasiirul dawlaha arrimaha … Continue reading

Posted in news | Leave a comment

HALKAN KA DAAWO GO.AANKII GOLAHA GUURTIDA EE MAATA OO AY BISHU TAHAY 25 SEP 09

Posted in news | Leave a comment

War Deg Deg ah: Guurtida oo Madaxweynaha u Kordhisay Muddo aan Cayimnayn

Hargeysa(Somalilandair)News- Fadhigii Golaha Guurtida Somaliland ayaa saaka dib uga furmay Xaruntooda Hargeysa.

Posted in news | Leave a comment

Halkaan ka daawo xasuuqa Muqdisho ka dhacay iyo jaas jaaska labada kooxood ee xasuuqayo shacabkooda(Hadaanad awoodin ha daawan)

Posted in news | Leave a comment

In Somaliland, Democracy Relies on Healthy Dialogue Abdulazez Al-Motairi

(MAQAAL)When I visited Somaliland in 2003 and traveled from Sanaag to Awdal regions via beautiful and mountainous Sheikh City, I could always see one thing: whatever the town or city,

Posted in news | Leave a comment

Burco: Roob Lagu Qabowsaday Oo Ka Da’ay, Ka Dib Markii Dadweynaha Magaaladaasi Isugu Soo Baxeen Salaad Roob-Doon Ah + Sawiro.

Burco(SOMALILANDAIR)NEWS; Sept. 25, 2009 – Roob si weyn loogu qabawsaday ayaa galabta galinkii dambe ka da’ay magaalada Burco iyo nawaaxigeeda, roobkaas oo da’ayay muddo door ah

Posted in news | 1 Comment