LINK
- aayaha
- Afnugaal
- aftahan
- alldalka
- allpuntland
- altaqwaa
- AMERICA information
- apd-somaliland
- balcad
- banadir
- Barnaamijyada Idaacadda 04:00 GMT
- Barnaamijyada Idaacadda 11:00 GMT
- Barnaamijyada Idaacadda 14:00 GMT
- Barnaamijyada Idaacadda 18:00 GMT
- boqolsoon
- bulsho
- buluugleey
- buurhakaba
- cayaaraha
- dahabshiil
- dayniile
- djibnet
- doollo
- Gedonet
- Gedoweb
- Geeskaafrika
- Haatuf
- Hadhwanaag
- Halgan
- Halganews
- Hargeysa
- Hargeysa-online
- hctv
- Hiiraan
- Hilinkatoosan
- Hobyonet
- Hormoodnews
- Hornafrik
- Horseedmedia
- Hoteelka Ambassador
- Iftiinka-aqoonta
- islam east Africa
- Jamhuuriya
- Jammaame
- Janaale
- Jowhar
- Jowharonline
- Kulmiye
- Laasqoray
- Longlivesomaliland
- Markacadeey
- Markacadey
- Midnimo
- mobile information
- Ogaden
- Ogadennews
- play game
- Puntlandpost
- qaran news
- Radiosomaliland
- ramaasnews
- Redsea-online
- Ruunkinet
- Saylac
- Sdwo
- Shabelle
- Somaliaonline
- Somaliland sport
- Somaliland.org
- Somalilandcenter
- Somalilandembassy
- somalilandnet
- Somalilandnews
- somalilandpatriots
- Somalilandtimes
- Somaliroots
- Somalitalk
- Somalitribune
- Somalitube
- Somaliuk
- Somaliwomen
- Themes
- Togaherer
- Ucidparty
- Visitsomaliland.com
- Waagacusub
- Wardheernews
- Wariyaha
- Warsan
- Widhwidh
- XISBIGA UDUB
Monthly Archives: July 2009
Halkan ka daawo dagaaladii u danbeeeyay ee magaalada muqdisho iyo warar kale;
Posted in news
Leave a comment
HALKAN KA DAAWO AASKII SHANTII CARUURAHAA IYO HOOYADOOd IYO GABADH AY QARAABO AHAAYEN ;
Posted in news
Leave a comment
Suxufiyiinta ka Hawlgala Warbaahinta Madaxa Bannaan oo Rayaale Uga Digay
Hargaysa) SOMALILANDAIR NEWS In ka badan 30 ka mid ah weriyeyaasha iyo hawlwadeennada ee ka hawlgala hay’adaha kala duwan ee warbaahinta dalka, ayaa si kulul u cambaareeyey tallaabada
Posted in news
Leave a comment
MADAXWAYNE RIYAALE OO DIFAACAY ERIGA MADAXDA INTERPEACE(Xukuumaddu waxay go’aansatay in Doorasho toos ah la galo, Lacagtana Xukuumaddu iyadaa raadinaysa)
Hargaysa)SOMALILANDAIR NEWS)Madaxweyne Rayaale ayaa maanta shaaca ka qaaday in Xukuumaddiisu aanay cidna ka sugayn kharashka Doorashada,
Posted in news
Leave a comment
HALKAN KA AKHRISO MAHIIMADA AY U LEEDAHAY DIIWAAN GALINTU SOMALILAND IYO KHASAARAHA KA DHALANKARA HADII UU FASHILMO
Qalinkii: Yasin Jama Nuh (Suldaan)30 July 2009 Hordhac: Diiwaangelinta waxaynu galnay innaga oo aan aqoonsi caalami ah iyo haykal dowladnimo oo fiican midna lahayn.
Posted in news
Leave a comment
Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Nidar Ku Maray Inaanu Doorashada Ka Qeyb Geli Doonin Murashaxa Aan U Hoggaansamin Guddidooda.
HARGAYSA) SOMALILANDAIR NEWS ‘)Guddoomiyaha Komishanka doorashooyinka Somaliland Md. Jaamac Maxamuud Cumar (Sweden) ayaa nidar ku maray inaan murashaxa aan u hoggaansamin go’aanada Guddidooda aanu u tartami doonin doorashada madaxtooyada ee fooda inagu soo haysa.
Posted in news
Leave a comment
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Go’aankii Komishanka Ee Diiwaan Gelintii Lagu Laalay.
HARGAYSA) Somalilandair NEWS Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi,ayaa maanta Huteelka Dalxiis ee magaalada Hargeysa ka furay shir la xidhiidha dardar gelinta iyo u diyaar garowga olalaha doorashada madaxtooyada ee lagu wado inay dalka ka qabsoonto 27-ka Bisha … Continue reading
Posted in news
Leave a comment
Dowladda Maraykanka oo ku hanjabtay inay cunaqabateyn ku soo rogi doonto dowladda Eritrea
New York(SOMALILANDAIR NEWS)- Danjiraha Maraykanka u fadhiya jooga Golaha Amaanka la yidhaahdo Susan Rice ayaa si kulul ugu eedaysay Dowlada Eritrea inay taageero xooggan siiso mucaaradka si ay u wiiqaan awoodda iyo jiritaanka dowladda KMG ah ee Somalia.
Posted in news
Leave a comment
Interpeace iyo shaqsiyaad ka tirsan mucaaradka oo burburinaya qadiyadda Soomaaliland
Written by Siciid Saalax Waxaan salaamayaa dhamaan shacabka soomaaliland dibad iyo gudoba. Akhristayaal dalkeenii hooyo wuxuu u baahan yahay badbaadin laga badabaadiyo cadowga gudaha oo soo dedejinaya guusha cadowga dibadda.
Posted in news
Leave a comment
