LINK
- aayaha
- Afnugaal
- aftahan
- alldalka
- allpuntland
- altaqwaa
- AMERICA information
- apd-somaliland
- balcad
- banadir
- Barnaamijyada Idaacadda 04:00 GMT
- Barnaamijyada Idaacadda 11:00 GMT
- Barnaamijyada Idaacadda 14:00 GMT
- Barnaamijyada Idaacadda 18:00 GMT
- boqolsoon
- bulsho
- buluugleey
- buurhakaba
- cayaaraha
- dahabshiil
- dayniile
- djibnet
- doollo
- Gedonet
- Gedoweb
- Geeskaafrika
- Haatuf
- Hadhwanaag
- Halgan
- Halganews
- Hargeysa
- Hargeysa-online
- hctv
- Hiiraan
- Hilinkatoosan
- Hobyonet
- Hormoodnews
- Hornafrik
- Horseedmedia
- Hoteelka Ambassador
- Iftiinka-aqoonta
- islam east Africa
- Jamhuuriya
- Jammaame
- Janaale
- Jowhar
- Jowharonline
- Kulmiye
- Laasqoray
- Longlivesomaliland
- Markacadeey
- Markacadey
- Midnimo
- mobile information
- Ogaden
- Ogadennews
- play game
- Puntlandpost
- qaran news
- Radiosomaliland
- ramaasnews
- Redsea-online
- Ruunkinet
- Saylac
- Sdwo
- Shabelle
- Somaliaonline
- Somaliland sport
- Somaliland.org
- Somalilandcenter
- Somalilandembassy
- somalilandnet
- Somalilandnews
- somalilandpatriots
- Somalilandtimes
- Somaliroots
- Somalitalk
- Somalitribune
- Somalitube
- Somaliuk
- Somaliwomen
- Themes
- Togaherer
- Ucidparty
- Visitsomaliland.com
- Waagacusub
- Wardheernews
- Wariyaha
- Warsan
- Widhwidh
- XISBIGA UDUB
Monthly Archives: June 2009
XUSUUSTA IYO BILICSIGA SOMALILANDAIR HALKAN KA DAAWO
SOMALILANDAIR EDDITOR ADUUNYADU WAXAY AAD U QIIMAYSAA KUNA DADAASHAA DHAC DOOYINKA TAARIIKHIGA AHI INAANAY LUMIN, SI AY JIILALKA KA DAN BEEYAA UGA FAAIIDAYS TAA.
Posted in news
Leave a comment
Roob Mahiigaan Ah Oo Aad Loogu Qabawsaday Oo Xalay Ka Da’ay Deegaanada Gobolka OODWEYNE
Roob mahiigaan ah oo dad iyo duunyaba lagu qabawsday, ayaa xaladay ka da’ay deegaanada Gobolka Oodweyne, Gobolkan oo ka mid ahaa Goboladii ay abaarta xumi ku habsatay. SOMALILANDAIR NEWS;Roobkaas oo abbaaro xalay todobadii ilaa sagaalkii habeenimo da’yay, ayaan wax khasaare … Continue reading
Posted in news
Leave a comment
Aqalka Senate-ka Maraykanka oo Madaxweyne Obama u jeeediyey talooyin muhiim ah oo ku saabsan xaalada dalka Somalia
SOMALILANDAIR NEWS; Golaha Sanate-ka Aqalka cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka ayaa waxa ay cadaadis ku saarayaan Madaxweynaha Maamulka cusub ee Maraykanka Barak Obama in uusan ku fududaan inuu faragelin toos ah ku sameeyo dalka Soomaaliya
Posted in news
Leave a comment
Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa la filayaa in uu maalmaha soo socda booqasho ugu kicitimo dhinaca gobollada Sanaag, Sool,
SOMALILANDAIR NEWS.Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa la filayaa in uu maalmaha soo socda booqasho ugu kicitimo dhinaca gobollada Sanaag, Sool, Awdal iyo deegaannada hoos yimaada.
Posted in news
Leave a comment
baaq qaylo-dhaan gurmad degdeg ah oo oo xukuumadda Somaliland u dirtay beesha caalamka.
SOMALILANDAIR NEWS.Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa beesha caalamka ugu baaqay inay hal milyan iyo afar boqol kun oo qof oo abaaro soo noq-noqday ku habsaday la soo gaadhaan raashin iyo gurmad bini’aadanimo oo degdeg ah.
Posted in news
Leave a comment
Maraykanka oo jawaabay diidmada S/land kaga baaqsatay martiqaadkii Washington..
Maraykanka oo jawaabay diidmada S/land kaga baaqsatay martiqaadkii Washington..Codsigoodu (Somaliland) wuxuu ka soo horjeedaa ujeedada laga lahaa dhegaysiga kulanka” “Si nabad loogu soo dabaali karo Soomaaliya waxay ku iman kartaa in la soo dhiso dawlad-gobolleedyo kale, si ay isugu yimaadaan … Continue reading
Posted in news
Leave a comment
Daawo Xafladii lagu lagu xusayay 26 Juun ee ka dhacday Qasriga Madaxtooyada
SOMALILANDAIR NEWS.Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa sawirada Xafladii lagu xusayay maalintii aynu Xornimada ka qaadanay Maxmiyadii Ingiriiska, xafladaasi oo lagu qabtay Qasriga Madaxtooyada.
Posted in news
Leave a comment
Khasaaraha ka dhashay duqeymo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho
SOMALILANDAIR NEWS.Khasaare xooggan ayaa dadka shacabka ah ka soo gaaray madaafiic culus oo shalay galab ka soo dhaceysay xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia, taasoo lagu soo abaaray suuqa ugu weyn Somalia ee Bakaaraha.
Posted in news
Leave a comment
Michael Jackson oo Wadanuhu istaagey oo Geeriyooday. (heart attack).
Ninki Heesijirey, ee Mareykanka ahaa Mr Michael Jackson ayaa Saacad ka hor ku Geeriyoodey Los Angeles.oo lagu soo booday taasi oo”uu joogsaday Wadnahu (heart attack). wuxuuna ku geeriyoodey Hospital kuyaala Los Angeles.
Posted in news
Leave a comment
Mudane Ka Mid Ah Xildhibaanada Ingiriiska Ee U Ololeeya Qadiyada Somaliland Oo Loo Doortay Guddoomiyaha Cusub Ee Baaramanka Ingiriiska.
SOMALILANDAIR NEWS ,Mudane John Bercow wuxuu ka mid yahay koox Baarlamaanka Ingiriiska ah oo u ololaysa qadiyadda Somaliland. Hase yeeshee isagoo kooxdaa gudoomiye ku-xigeen ka ah ayaa Isniintii toddobaadkan (22 June 2009) loo doortay gudoomiyaha (Speaker) Baarlamaanka Ingiriiska.
Posted in news
Leave a comment
