Monthly Archives: May 2009

Munaasibad lagu xusayey maalintii Ururka SNM uu soo galay Gobolka Tog-dheer gaar ahaan Burco,oo laguqabtay isla burco

SOMALILANDH DESK Munaasibad lagu xusayey maalintii Ururka SNM uu soo galay Gobolka Tog-dheer gaar ahaan Burco, ayaa waxaa lagu qabtay Fagaaraha Khariyadda Burco,

Posted in news | Tagged , | Leave a comment

Gabadh uu dhalay Muj. Maxamed Cali oo Burco si weyn loogu soo dhaweeyey

SOMALILANDH DESK .Ladan Maxamed Cali oo ah gabadh uu dhalay Alle ha u naxariistee Mujaahid Maxamed Cali oo ka mid ahaa Mujaahidiintii SNM ee ku shahiiday halgankii hubaysnaa ee dalka lagaga xoreeyay dawladii keli taliska ahayd ee Maxamed Siyaad, ayaa shalay si … Continue reading

Posted in news | Tagged | Leave a comment

siilaayo oo hadalo fool ka fool oo kusaabsan s\land la yeeshay masuuliyiin ka tirsa dowlada ingiriiska

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo, oo uu weheliyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee xisbiga KULMIYE, Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar, ayaa maanta wadahadal fool ka fool oo ku saabsan arrimaha Somaliland la yeeshay masuuliyiin sare oo katirsan wasaaradda Arrimaha … Continue reading

Posted in news | Tagged | Leave a comment

Marka hore Suldaanka waxaan leeyahay, Suldaan Garxajis baad ahayd ee in aad Beelaha Garxajis kala qaaddo ceeb baa kuugu sugan.

Waxa kale oo uu Suldaan Xiirey baaq u jeediyay Beesha bariga Hargeysa iyo guud ahaan Umadda Somaliland. “Waxa jira dad dhibsaday hadalka Suldaan Maxamed oo qaarkood Odayaashii iyo Madax-dhaqameedkii ii yimaadeen, waxaan leeyahay dadkaa dhibsaday, 

Posted in news | Tagged , | Leave a comment

Xafladihii kala duwanaa ee ka dhacay daafaha dunida 18 may 2009

Xafladihii kala duwanaa ee ka dhacay daafaha dunida 18 may 2009 Khudbadii Madaxweyne Rayaale 18 ka may 2009

Posted in news | Tagged | Comments Off

Warkii ugu dambeeyay ee laga soo xigtaay shabakada waraka ee NPR

Warkii ugu dambeeyay ee laga soo xigtaay shabakada waraka ee NPR oo ka waramaya arimaha somaliland

Posted in news | Tagged , | Leave a comment

xafladii lasku ar kay ee seattle ee 18 may,

waxaa ka dhacay magaalada seattle ee carika maraykanka CLICK  HERE xaflad aad looga soo shaqeeyay oo la ku xusayo sanad guuradii 19 th naad ee somaliland dib ula soo noqotay  madax ba naanideedii hore uga luntay,waxaa  ka soo qayb galay dad … Continue reading

Posted in news | Tagged | Leave a comment

Madaxweyne Rayaale Oo Safar kadis ah ku tagay Berbera,Dareenada ku xeeran iyo Xaalado qalafsan oo Magaaladaas ku gadaaman

Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa socdaal aan hore loo shaacin ku jooga Magaalo madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera,kadib markii uu galabta ka kicitimay Magaalada Hargeysa.

Posted in news | Tagged , | Leave a comment

Xukuumada Somaliland oo Bilowday Hawlgalkii ugu ballaadhnaa ee lagu buufinayo ayaxa

SOMALILANDH  DESK.Xukuumada Somaliland ayaa bilowday  Hawlgal lagu buufinayo, waxana ay ka bilaabtay buufinta Ayaxa gobolka Hargeysa.

Posted in news | Tagged | Leave a comment

Hawl Gal Balaadhan Oo Ciidanka Boolisku Xabsiga Ugu Taxaabay 36 Qof.

SOMALILANDH DESK .Ciidanka Booliska Somaliland ayaa sheegay inay hawl gal ay xalay ka fuliyeen Magaalada Hageysa oo ay ku ugaadhsanayeen tuugta

Posted in news | Tagged | Leave a comment