Monthly Archives: April 2009

Guddi go’aamo ka soo saaray khilaafka

Magaalada Hargeysa, guddi dhex dhexaadineysay Madaxweynaha iyo xisbiyada mucaaridka ee ku saabsan doorashada oo xilligeedii dib uga dhacday ayaa go’aamo ay gaaray kadib markii ay dhawr kulan la yeesheen Madaxweynaha iyo Hogaamiyayasha xisbiyada mucaaridka.

Posted in news | Tagged | Leave a comment

War Deg-deg Ah:Guddoomiyayaasha Xisbiyada KULMIYE Iyo UCID Maxay Ka Yidhaahdeen Go’aamada Guddiga Dhexdhexaadintu Soo Saareen?

somaliland community in seattle{scs} Hargeysa(HWN):-Labada Xisbi ee Mucaaridka ah UCID iyo KULMIYE, ayaa cadeeyay inay aqbaleen go’aamada Guddiga dhexdhexaadinta khilaafaadku ka soo saareen muranka siyaasiga ah ee dalka Somaliland ka oogan.Guddoomiyayaasha labada Xisbi ee KULMIYE iyo UCID,

Posted in news | Tagged | Leave a comment

Xisbiga UDUB Oo Talaabo Ka Qaadaya Wakiilkoodii USA Oo Dambi Ka Galay Somaliland

Xoghayaha Guud ee Xisbiga UDUB Md Jaamac Yaasiin Faarax, ayaa shaaca ka qaaday inay anshax marinayaan Guddoomiyihii Xisbigaasi ee Dalka Maraykanka oo ay sheegeen inuu dambi culus ka galay dalka, ka dib markii uu la kulmay xubno ka tirsan dawlada … Continue reading

Posted in news | Tagged | Leave a comment

Mucaaradka oo Guddida Dh/Khilaafaadka u gudiyay Qoddobo ay Rabaan In Madaxweynuhu Aqbalo

Labada gudoomiye ee xisbiyadda mucaaradka ah ayaa  u bandhigay guddida dhexdhexaadinta khilaafaadka siyaasiga ah qodobo ay ku dalbanayaan in  ka hor Go’aanadda ay ku dhawaaqi doonaan gudidu Maalmaha soo socda Xukuumadda Madaxweyne Rayaalle Ogolaato.

Posted in news | Tagged | Leave a comment

Oodweyne: Hawl-gal Hor Leh Oo Lagu Dhisayo Xaruntii Maamulka Ee Gobolka Oodweyne

somaliland community in seattle news 04 25 2009 Guddoomiyaha Gobolka Oodweyne Maxamed Cabdi Liibaan ayaa shaaca ka qaaday in ay maamul ahaan bilaalbeen hawl-gal lagu dhisayo xaruntii maamulka ee Gobolka Oodweyne. Gudoomiyuhu waxa uu tilmaamay in ay diyaariyeen qaabkii ay … Continue reading

Posted in news | Tagged | Comments Off

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee KULMIYE oo sameystay Ciidamo ilaalisa Amaankiisa, maantana illaalinayey

Siilaanyo ayaa la sheegay inuu ka dalbaday taliska sare ee ciidamada Somaliland in loo ogolaado inuu sameysto ciidamo ilaaliya, iyadoo taliyaha booliiska la sheegay inuu ka aqbalay arrintaas. Gen. Maxamed Saqadi Dubbad oo ah taliyaha booliiska Somaliland ayaa sheegay in … Continue reading

Posted in news | Tagged , | Comments Off

Madaxweyne Sh. Shariif Oo U Jawaabay Xasan Daahir Aways “Sh. Xasan Kun Ciladood Ayaanu U Yeeli Kara Haddii Uu”"

somaliland community in seattle      04 25 2009                          wax kasta oo la sameeyo oo cilad loo yeelana cillad looma waayi karo Sh. Xasan kun ciladood ayaanu u heli karnaa laakiin ma rabna imika inaanu dad cilad u raadino, marka waxaanu leenahay … Continue reading

Posted in news | Tagged | Comments Off

Bayaan Ay Soo Saareen Salaadiintii, Culamadii, Ganacsatadii, Abwaanadii Iyo Aqoonyahadii La Hawl-galay Guddida Dhexdhexaadinta Khilaafaadka-siyaasadeed Ee Dalka Ka Taagan, Iyo Sawiro

Hargeysa (Oodweynenews)- “Waxa kulankaa lagu go’aansaday in la mideeyo dadaalada fara badan ee la isku wada xilqaamay sidii caadada u ahayd bulshada Somaliland, halkaana wadaan dadaalada dhex-dhexaadinta khilaafka siyaasiga ah ee saddexda xisbi, iyagoo kalsooni buuxda ka haysta dhamaan dhinacyadda … Continue reading

Posted in news | Tagged , , , , | Comments Off

Halkaan ka daawo dhibaatooyinkii kala gadisnaa ay soo martay Soomaaliya xiligii dowlad laaanta

Waxaa halkaan isdinkugu soo gudbineynaa Barnaamish qaas ah uu diyaariyey TV Wanaag dhibaatooyinkii ay Soomartay Soomaliya xiliyadii Jabhada iyo Xiliyadii Maxkamadaha

Posted in news | Tagged | Leave a comment

madaxweyne rayaale oo la kulmay wafti ka socday safaradda ingriiska ethiopia

Madaxweynaha JSL. Ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefdi ka socday Safaaradda Ingiriiska u fadhida Caasimada Ethiopia ee Addis ababa. Sidaasi waxa lagu cadeeyay war-saxaafdeed ka soo baxay Madaxtooyada JSL.

Posted in news | Tagged | Leave a comment